Artwork

United Nations Assistance Mission in Somalia에서 제공하는 콘텐츠입니다. 에피소드, 그래픽, 팟캐스트 설명을 포함한 모든 팟캐스트 콘텐츠는 United Nations Assistance Mission in Somalia 또는 해당 팟캐스트 플랫폼 파트너가 직접 업로드하고 제공합니다. 누군가가 귀하의 허락 없이 귀하의 저작물을 사용하고 있다고 생각되는 경우 여기에 설명된 절차를 따르실 수 있습니다 https://ko.player.fm/legal.
Player FM -팟 캐스트 앱
Player FM 앱으로 오프라인으로 전환하세요!

Path to Peace (Episode 365): In't Day to End Impunity for Crimes against Journalists

11:16
 
공유
 
Manage episode 381949092 series 2276607
United Nations Assistance Mission in Somalia에서 제공하는 콘텐츠입니다. 에피소드, 그래픽, 팟캐스트 설명을 포함한 모든 팟캐스트 콘텐츠는 United Nations Assistance Mission in Somalia 또는 해당 팟캐스트 플랫폼 파트너가 직접 업로드하고 제공합니다. 누군가가 귀하의 허락 없이 귀하의 저작물을 사용하고 있다고 생각되는 경우 여기에 설명된 절차를 따르실 수 있습니다 https://ko.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan barnaamijka #TubtaNabadda, iyadoo caalamka laga xusayo maalinta caalamiga ah ee joojinta isla xisaabtan la'aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta, waxaan ku falanqeyneynaa arrintan halista ah ee Soomaaliya. Waxaan maqalnaa Faarax Omar, Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ, isagoo nooga warramaya dambiyada ay diiwaan geliso FESOJ, qoraalo ay sameeyaan xirfadlayaasha warbaahinta ayaa sababa hanjabaado iyo weeraro ka dhan ah suxufiyiinta. Mudane Cumar waxa kale oo uu ka hadlayaa xidhiidhka ka dhexeeya dammaanad qaadka in si buuxda loogu dhaqmo xaqa xorriyadda hadalka iyo soo afjarida isla xisaabtan la’aanta iyo dembiyada ka dhanka ah suxufiyiinta. Martida labaad waa Dahir Carab oo ah garyaqaan sare oo nagala hadlay saameynta isla xisaabtan la’aanta kiisaska dambiyada ka dhanka ah weriyaha ay ku leedahay howl maalmeedkooda caadiga ah. Waxa kale oo uu ka hadlayaa waxa loo baahan yahay in la sameeyo si loo dhammeeyo isla xisaabtan la'aanta dembiyada noocaas ah. Barnaamijka waxa inoo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faiza Cabdi: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, as the world marks the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists, we discuss this serious issue in Somalia. We hear from Farah Omar, the Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ), as he tells us about crimes documented by FESOJ, self-censorship among media professionals caused by threats and attacks against journalists. Mr. Omar also discusses the relationship between guaranteeing the full exercise of the right to freedom of expression and putting an end to impunity or crimes against journalists. Our second guest is Dahir Arab, a senior lawyer who talks with us about the impact the lack of accountability in cases of crimes against journalist have on their daily routine work. He also talks about what needs to be done to end impunity for such crimes. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi. Share your opinion about the impact of letting crimes against journalists go unpunished on democracy in Somalia. Call in your favourite radio station during the show today:
  continue reading

292 에피소드

Artwork
icon공유
 
모든 에피소드

×
 
Loading …

플레이어 FM에 오신것을 환영합니다!

플레이어 FM은 웹에서 고품질 팟캐스트를 검색하여 지금 바로 즐길 수 있도록 합니다. 최고의 팟캐스트 앱이며 Android, iPhone 및 웹에서도 작동합니다. 장치 간 구독 동기화를 위해 가입하세요.

빠른 참조 가이드