Artwork

United Nations Assistance Mission in Somalia에서 제공하는 콘텐츠입니다. 에피소드, 그래픽, 팟캐스트 설명을 포함한 모든 팟캐스트 콘텐츠는 United Nations Assistance Mission in Somalia 또는 해당 팟캐스트 플랫폼 파트너가 직접 업로드하고 제공합니다. 누군가가 귀하의 허락 없이 귀하의 저작물을 사용하고 있다고 생각되는 경우 여기에 설명된 절차를 따르실 수 있습니다 https://ko.player.fm/legal.
Player FM -팟 캐스트 앱
Player FM 앱으로 오프라인으로 전환하세요!

Path to Peace (Episode 364): UN Day 2023 press conference in Mogadishu

8:47
 
공유
 
Manage episode 381143076 series 2276607
United Nations Assistance Mission in Somalia에서 제공하는 콘텐츠입니다. 에피소드, 그래픽, 팟캐스트 설명을 포함한 모든 팟캐스트 콘텐츠는 United Nations Assistance Mission in Somalia 또는 해당 팟캐스트 플랫폼 파트너가 직접 업로드하고 제공합니다. 누군가가 귀하의 허락 없이 귀하의 저작물을 사용하고 있다고 생각되는 경우 여기에 설명된 절차를 따르실 수 있습니다 https://ko.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, waxan ku soo dhoweyneyna madaxda ugu sareysa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya: Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing; Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ahna Isuduwaha Arrimaha Bani’aadamnimada, George Conway; iyo Madaxa UNSOS, Aisa Kacyira. Iyagoo ay weheliso Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM Anita Kiki Gbeho, waxay warbaahinta la hadleen 25 Oktoobar si ay u xusaan Maalinta Qaramada Midoobay ee sanadkan. Waxay dib u xaqiijiyeen in Qaramda Midoobay ay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed maadaama dalku uu sii wado dadaallada dowladnimo iyo nabadeynta. Sanad walba 24 Oktoobar waxaa loo dabaaldegaa Maalinta Qaramada Midoobay oo lagu xuso sannad-guuradii kasoo wareegtay dhaqan-galkii Axdiga Qaramada Midoobay ee 1945. Kadib markii ay ansixiyeen dukumeentigan muhiimka ah wadamada saxiixayaasha ah intooda badan, waxaa si rasmi ah u hawlgalay Qaramada Midoobay. Barnaamijka waxa noo soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Faa’iso Cabdi. Wac raadiyaha aad jeceshahay inta uu barnaamijku socda maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2.00 p.m., 8.30 p.m.) Codka Caasimadda (2.00 p.m, 7.30 p.m) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, we give the floor to the United Nations' top officials in Somalia: the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Catriona Laing; the Secretary-General’s Deputy Special Representative/UN Resident Coordinator/Humanitarian Coordinator, George Conway; and the Head of the UN Support Office for Somalia (UNSOS), Aisa Kacyira. Along with the UN Secretary-General’s Deputy Special Representative Anita Kiki Gbeho, they spoke with the media on 25 October to mark this year’s United Nations Day. In their remarks, they reaffirmed the world’s body support for the Somali government and people as the country continues with its state- and peacebuilding efforts. Celebrated annually on 24 October, UN Day marks the anniversary of the entry into force in 1945 of the UN Charter. With the ratification of this founding document by the majority of its signatories, the United Nations officially came into being. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Faiza Abdi. Call in your favourite radio station during the show today:
  continue reading

300 에피소드

Artwork
icon공유
 
모든 에피소드

×
 
Loading …

플레이어 FM에 오신것을 환영합니다!

플레이어 FM은 웹에서 고품질 팟캐스트를 검색하여 지금 바로 즐길 수 있도록 합니다. 최고의 팟캐스트 앱이며 Android, iPhone 및 웹에서도 작동합니다. 장치 간 구독 동기화를 위해 가입하세요.

빠른 참조 가이드