Radio Sweden Somali Raadiyaha Iswiidhen 공개
[search 0]
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Xukuumadda Sweden ayaa go'aan kale ku gaartay miisaaniyad hor leh ee taageerada bani'aadminomo ee carriga Qaaza oo gaarsiisan120 malyan oo karoon. Magaalada Stockholm ayuu boliisku gacanta ku dhigay dhowr qof, halka dhanka kalena dhowr guri baaris uu ku sameeyay. Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay in la joojiyo maalgelinta xisbiyada ee akaawnada…
  continue reading
 
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo ka mid ah shaqaalahooda u kala bedelaya waaxda isgaarsiinta ee xisbiga, ka dib markii telefishinka TV4 uu ka warbixiyay. Doorashada Midowga Yurub ayaa soo dhow, waxaana in ka badan 7.7 milyan oo kaarar codbixin ah loo diri doona sanduuqyada boostada ee dalka. Hay'adda caafimaadka dadweynaha , ayaa xukuumadda u …
  continue reading
 
Dabkii weynaa ee ka kacay beerta biyaha Oceana ee Liseberg horraantii sannadkan ayaa sabab u ahaa shaqo alxan laga waday halkaa. Qalab caafimaad oo qiimihiisu dhan yahay 14 milyan oo karoon ayaa Sweden u dirtay dalka Ukraine. Todobo qof ayaa subaxnimaddi hore loo qaaday isbitaalka kadib shil ka dhacay goobta shaqada ee warshada Dafgård ee Källby ku…
  continue reading
 
Nin 25 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu jabiyay mamnuucid joogitaanka bartamaha magaalada Göteborg. Afar illaa shan qof ayaa shalay galab ka baxsaday mid ka mid ah xarumaha lagu haayo dadka ee Wakaaladda Socdaalka oo ku taalla degmada Märsta oo dhacda waqooyiga Stockholm. Tirada cusub ee xanuunka dhimirka ee dhallinyarada da'doodu…
  continue reading
 
Dukaammada lagu magacaabo 7-Eleven ayaa joojin doona iney sigaarka iibiyaan. Toddobaadkan ayaa la fileyaa cimilo wanaagsan oo qorrax leh iyo dabeeylo kulul, balse aanu weli xilligii kuleeyluhu iman. Waxaa soo gabagaboobey xilligii barnaamijka telefishanka SVT ee Qaxa ballaaran ee xayawaanka Älg-iga'', ahna xayawaan goodirka u eg.…
  continue reading
 
Qofku uma baahna inuu kaxeeynta baaskiilka u hasyto leysan kaxeen, balse waxaa jira shuruuc loo baahan yahey in la raaco. Isticmaalka kharashaadka qoysaska oo kor u kacay boqolkiiba 0.5 bisha Abriil. Maamule iskuul oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta wiil 8 jir ah oo ku geeriyooday dhaawac ka soo garay mar uu ka soo dhacay buur ikuulka ku taalla.…
  continue reading
 
Maxkamadda degmada Södertörn ayaa ku ridey laba nin oo dhallinyaro ah dilkii nin 30-meeyo jir ah. Barkood xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka ayaa qaba in fikirka ah in ururka midowga barwaaqasooranka Yurub EU uu ka sari karo xubinnimada waddan aan ku dhaqmeeyn nidaamka dimoqoraadiga. In ka badan barkood macaamiisha kireeysteyaasha ayaan guryaha k…
  continue reading
 
Laba 16 jirro ah ayaa lagu xukumay dil ka dhacay xaafadda Handen ee nawaaxiga Haninge. Hal qof ayaa la xiray ka dib markii nin 40 jir ah lagu toogtay Södermalm ee magaalada Stockholm lixdii iyo badh fiidnimadii shalay Laba qof ayaa loo xidhay tuhun lacageed, ka dib markii ay Arlanda keeneen lacag ka badan hal milyan oo karoon.…
  continue reading
 
Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhexeeya shaqo-bixiyeyaasha degmooyinka iyo gobollada Iswiidhan. Qiimaha oo kor u kacay bishii abriil 0,2 boqolkiiba marka loo barbardhigo bishii maarso e…
  continue reading
 
Kooxda kubbadda cagta Malmö FF ee ragga ayaa todobaadkan ku guuleystey koobka Sweden. Dembiilayaasha ayaa lacag ka sameeya ama ka hela iyagoo ku iibinaya warqado lacag ah oo been abuur ah baraha bulshada. Xukuumadda ayaa doonaysaa in dad badan, oo aan haysan dhalashada Iswidhishka, ee dembiyo lagu xukumo dalka laga masaafuriyo. Booliiska ayaa fasax…
  continue reading
 
Laga bilaabo 6-da bisha Maajo ayaa shirkadda Postnord maalin dhaaf u faaruqi doonto sanduuqyada boostada ee jaallaha ah. Naadiga Skellefteå ayaa 2 iyo 0 kaga badiyay naadiga Rögle isla markaana qaaday koobka horyaalka Sweden ee ciyaarta xeegada barafka. Nin 45 jir ee ku dhaqan Södertälje ayaa lagu soo oogay dacwad ah in uu dilay wiil uu dhalay oo 9…
  continue reading
 
Berrito ayaa la filayaa in hawada kulul ee xilliga gu'ga ay ku fidi doonto dhamaan dalka Sweden. Inkastoo hoos u dhac dhaqaale uu jiro, ayaa hadana waxaa jira shaqooyin badan oo xagaaga ah oo la codsan karo sanadkan. Gawaarida cusub ee booliiska ayaa la siiyay in ay nalal oranji ah ku rakiban yihiin saqafka sare ee gaariga. Isticmaalka maandooriyey…
  continue reading
 
Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabaysa layli sarkaal sarre. Kalkaaliso 20 sano ku shaqaynaysay shati la'aan Hor u codeeynta doorashada baarlamanka EU-da oo maanta ka bilowdey Sweden. Wii…
  continue reading
 
Qaraxyada ay geystaan dambiilayaasha ee lala beegsado guryaha fillooyinka iyo dabaqyada ayaa soo badanaya. Shirkadda tareennada SJ oo samayn doonta maalgashi ka dib markii dhaleecayn loo jeediyey. Shirkadaha caymisku waxay leeyihiin shuruudo kala duwan oo ku saabsan dadka la kulma falalka galmada.저자 Sveriges Radio
  continue reading
 
Hal qof ayaa ku dhaawacmay shil wiish Magaalada Göteborg. Sannadihii 2019 iyo 2023 ayey wakaaladda bii'ada shaqada soo gaareen ku dhowaad 31 000 kiis oo la xiriira shilalka ka dhaca goobaha shaqada. Nin lagu tuhunsan yahay kiis tooriyeyn ah oo rumaanka la dhigay. Khalad la xidhiidha shaybaadhka oo ka dhacay cusbitaalka Umea.…
  continue reading
 
Laba nin oo boliiska Malmö u gudbiyey dalab bannaanbax hor leh oo lagu gubeyo qur,aanka. Fanaaniin badan oo sheegay iney ka noqdee ka qaybgalka tartanka heesaha hirgalay ee Yurub. Magaalada Haparande oo dhacda waqooyiga sweden ayaa laba nin loo qabtay kaydsiga walxaha qarx oo aad u fara badan. Nimankan ayaa iska dheereeyey iney wax dembi ah galeen.…
  continue reading
 
Wakaalada caafimaadka dadwaynaha ayaa aaminsan in dad aad u yar oo waayeel ah laga tallaalay cudurka safmareenka ee covid-19. Carruurta ka codsata waalidiintooda iney lacag ugu soo diraan aaladda Swish-ka ayaa inta badan u fuliya. Hanti dhowrka qarankuoo dhaleecayn ba'an u soo jeedinayaa dawladda. Ciidamada Sweden ayaa badda cas u diri doona ciidam…
  continue reading
 
Habeennimadii talaadadii shalay ayuu gaari bartamaha u galay qolka fadhiga guri ku yaala magaalada Ängelholm. Maanta ayaa ku beegan sannadguuradii labaad kolkii dalka Iiraan lagu xabisay Johan Floderus, isagoona lagu eedeeyey jaajuusnimo. Wakaaladda socdaalka ayaa dalbatay miisaaniyad dheeri ah sidii ay uga soo dhalaali lahayd howlaha xukuumaddu u …
  continue reading
 
Boosto laga soo direy dalka Jarmalka ayey ku jireen 87 xabo oo ah bastooladaha korontada ee argagaxa oo kontrabaan ah. Hoos u dhac ayaa ku yimid alaabooyinkii laga iibsan jirey shirkadda xiriirka telefoonnada ee Ericssons. Laba wiil oo da'doodu tahay 17 iyo 18 jirro ayaa la go'aamiyey in rummaanka la dhigo. Baaris cusub ayaa muujisay in keliya kala…
  continue reading
 
Labo wiil ayaa la xiray todobaadkii dhamaadkiisa kadib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dil aabbe loogu geystay xaafadda Skärholmen. Nin 60-meeyo jir ah ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda, isagoo boorsadiisa ku dhex wata dahab. Soogalootiga ka imanaya bariga Danmark ee soo gaaraya gobolka Skåne waa kii ugu badnaa muddo toba…
  continue reading
 
Shaqa'la'aanta ayaa kor u kacday bishii maarso gaarteyna 6,7 boqolkii, sida ka muuqata tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada - Arbetsförmedlingen. Xukuumadda ayaa sannadkan u qoondeeysay difaaca madniga ah misaaniyad dheeri ah oo gaarsiisan 385 milyan oo karoon. Qof looga shakisan yahay inuu ku xad-gudbay sharciga difaaca ayaa la qabtay shalay oo ar…
  continue reading
 
Loading …

빠른 참조 가이드